2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu Ciidanka Xoogga Uga Dhigan Yahay Hadalka Wasiirka Gaashaandhigga, Kadib Wareysigiisa? Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur jaamac ayaa wareysi uu dhowaan siiyay mid kamida muuqaal baahiyeyaasha dalka ka howl-gala ku sheegay in cid kasta oo warbaahinta.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Shaacisay in Dambi Lagu Waayay Taliye Cabdifitaax Bashiir Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa shaacisay wax dambi ah lagu waayay taliyihii ciidanka Booliiska garoonka Aadan Cadde Gaashaanle Dhexe Cabdifitaax Bashiir Cali, kaas oo warqad soo qabasho ah loo jaray 24-kii bishaan.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Soo Xiray Aqoon Is-weydaarsi Ku Saabsan Doorka Warbaahinta ee Hannaanka Casriyeynta Dowladnimada. Kulan aqoon isweydaarsi ah oo looga hadlayey doorka warbaahinta hey’adaha dowladdu ay ka qaadan karaan hirgelinta Hannaanka casriyeynta Dowladdnimada iyo sidii farriimaha dowladda looga dhigi lahaa kuwo waxtar leh .
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shirka Guddiga Sare ee Dowladda Hoose ee JPLG oo Muqdisho Ka Furmay Shirkaan waxaa furay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yusuf Cali, iyadoo inta uu socdo looga hadli doono daadajinta adeegyada dowladaha hoose.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha dib-u-heshiisiinta Wajiga Labaad Shirka Dib-u-Heshiisiinta Beelo Ku Dagaalamay Mudug oo Galkacyo Ka Furmay Waxaa magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ka furmay wajiga labaad ee shirka ku saabsan nabad gobolka, waxaana ka qeyb-galay xildhibaanno reer Faderaal ah, masuuliyiinta gobolka ee Puntland iyo Galmudug.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 27 Falastiiniyiin ah oo Lagu Dilay Rafax , Xilli Maanta Qaahira Israel iyo Xamaas ay Ku Shirayaan Ugu yaraan 27 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay oo ay ku jiraan caruur iyo haween badan weerarro habeenimo ah oo Israa’iil ay ku qaaday marinkaRafah, Saraakiisha Xamaas ayaa lagu wadaa in ay u safraan caasimadda Masar.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Weerarkii Lagu Dilay Shaqaale Ka Tirsan Hormuud Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay weerar lagu dilay qaar kamid ah shaqaalaha Shirkadda Hormuud, kuwaas oo gaari ay la socdeen ay miino kula qaraxday duleedka Muqdisho, iyadoo halkaas ay ku geeriyoodeen lix ruux
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ruusha oo Xabsiga Dhigtay Laba Wariye oo Lagu Eedeeyay Arrimo Xagjirnimo Laba wariye oo Ruush ah ayaa loo xiray eedaymo la xariira xagjirnimo, waxayna wajahayaan eedaymo ah inay u shaqaynayeen koox uu aasaasay siyaasiga mucaaradka Ruushka Alexey Navalny, waxaana lagu eedeeyay arrimo dhowr ah.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Nairobi Uga Qeybgalaya Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Adduunka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu uga qayb-lgalo Shirka IDA21 ee Madaxweynayaasha Afrika iyo Bangiga Aduunka.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Doon Ku Qalibantay Waqooyi Bari Kenya oo 37 Qof Nolol iyo Geeri Lagu La’yahay Warar ka imaanaya magaalada gaarisa ayaa sheegay in doon aay saarnaayeen ku dhawaad 53 qof ay biyaha wabiga garisa qaadeen, islamarkaana ay dad badan nolo iyo geeriba lagu la”yahay.