1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Hey’adda Maareynta oo Soo Saartay Diniino Ku Aadan Roobka Xilliga Gi’ga oo Curtay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed, ayaa markale maanta ku celisay in Roobka gu’ga ee ka curtay dalka sida saadaasha sheegeyso uu wato daadad iyo fatahaado, dhankeeda ay wado dedaallo.
2 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Hey’adda WFP oo Lix Bilood Kadib Gargaar Gaarsiisay Daarfuur iyo Macluul Baahsan oo Gobolka Ka Jirta Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa ka digtay in dagaalka ka socda Sudaan uu halis ugu jiro in uu abuuro dhibaatadii ugu darnayd ee macaluul ah, waxaana xaaladdii ugu adkeyd ay ka taagan tahay gobolka Daarfuur.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah War-murtiyeedka Laga Soo Saaray Heshiiska Dowladdu La Gashay Boqrtooyada Sucuudiga Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo uu ku tagay Boqortooyada Sucuudi Carabiya kadib martiqaad uu u fidiyey Boqorka Sucuudiga.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Doon Ku Degtay Xeebaha Mozambique oo Sababay Geerida 90 Qof oo Baxsad Ka Ahaa Xanuunka Daacuunka In ka badan 90 qof ayaa ku dhintay dooni ku degtay waqooyiga xeebta Mozambique, sida ay sheegeen maamulka deegaanka, Saraakiisha gobolka Nampula ayaa sheegay in 5 qof la soo badbaadiyay oo ka mid ah ku dhawaad 130.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasaaradda Kalluumeysiga oo Digniin u Dirtay Maraakiibta Sharci Darrada Uga Kalluumeysta Biyaha Soomaaliya Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa diginin u dirtay dhammaan maraakiibta iyo shirkadaha ka Kalluumeysta biyaha Soomaaliya, kuwaas oo aan sifo aan sharci.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: Maxay Ka Wadahadleen Wasiirka Caafimaadka iyo Madaxa Hey’adda UNICEF? Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wakiilka Cusub ee UNFPA Soomaaliya Dr. Mary Otieno iyo wafdi ay hogaamineysey.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Ruushka: Daadad Ku Rogmaday Magaalooyin, Kadib Markii uu Karkaarrada Jabsaday Biyo-xireen Weyn Ruushka ayaa sheegay Sabtidii in ay daadgureeyeen 4,000 oo qof oo ku noolaa gobolka Orenburg, ee koonfurta Ural ee u dhow Kazakhstan, daadad ka dib markii uu karkaarada jabsaday biyo-xireen weyn oo gobolka ku yaallay.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Lixbilood Kadib Mamuuqdo Rajo Lagu Soo Gabagabeynayo Dagaalka iyo Dhiigga Ku Daadanayo Ee Gaza Dhexdhexaadiyayaasha ayaa la filayaa in ay dib u bilaabaan wadahadalada xabad joojinta ee caasimada Masar ee Qaahira, Xamaas ayaa wafdi u dirtay, waxaana la filayaa in golaha wasiirada Israa’iil ay kulmaan si ay go’aan
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Iskushaandheyn iyo Waxkabedel Ku Sameeyay Golaha Wasiirrada Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federlka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ku sameeyay xukuumaddiisa isku-shaandheyn golihiisa iyo wax ka badal kooban oo wasiirrada ah, isaga oo magacaabay Wasiirro kala duwan. Wasiirrada…
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Gaar ah La Qaatay Dhaxal-sugaha Sucuudi Carabiya Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa kulan la qaatay Dhaxal-sugaha dalkaas.