1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaabiis Iraaniyiin ah oo Laga Siiyay Xabsiyo Ku Yaallo Soomaaliya iyo Dowladdooda oo Ka Hadashay Dowladda Iran ayaa sheegtay in maxaabiis kaga xirnaa Soomaaliya ay dib u heleen xorriyaddooda, kadib markii laga sii daayay xabsi ay muddo ku xirnaayeen, maxaabiistaan ayaa lasoo qabtay xilli ay ku gudo jireen kalluumeysi.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Bannaanbax Lagu Taageerayo Dhammeystirka Dastuurka oo Ka Socada Taallada Daljirka Daahsoon Maamulka gobolka ayaa maanta soo qabanqaabiyay bannaanbax lagu taageerayo dhameystirka Dastuurka, waxaana bulshada uu horkacayo guddoomiyaha gobolka ay isugu soo baxeen halka lagu magacaabo Tallada Daljirka Daahsoon.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiir Maaliyadda oo Guddoomiyay Shirka Guddiga Ka Hortagga Lacag Dhaqista Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir-guddoomiyay kulanka guddiga Qaran ee Ka hortaga Lacag-dhaqista iyo Maalgalinta Argagixisada oo ay xubno ka yihiin hey’adaha.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Degmada Dharkenleey oo Martigelay Afur Wadareed uu Ka Qeybgalay Guddoomiye Madaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Degmada Dharkeynley kulan Afur ah kula qaatay Maamulka Degmada, Odayaasha Dhaqanka.
1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Ajandaha ay Ka Wadahadleen Wasiirka Maaliyadda iyo Ergayga Qaramada Midoobay Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan cige ayaa kulan la yeeshay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing oo uu wehliyo ku xigeenka.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Soomaaliya oo Ka Qeybgashay Shirweynaha Xoghayeyaasha Baarlamaannada Adduunka Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri ayaa ka qeyb galay kulanka guud ee Xoghayayaasha Baarlaamaanada Aduunka kaas oo ka dhacay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Soomaaliya Ku Bogaadisay Ilaalinta Xuquuqda Caruurta iyo Kahortagga Askareyntooda Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo maanta kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Waa Kuma Taliye Liibaan Golcad oo Ku Shahiiday Weerarka Gaadmo ee Shabaab? In ka badan 20 ka tirsan ciidamada kala duwan ee qaranka sida; La police militaire, booliis iyo nabad sugid ah ayaa ku shahiiday weerar gaadmo ah oo Shabaab kusoo qaadeen Busleey oo ku aadan xeebta Jazeera ee dhacda koonfurta Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Senator Ka Tirsanaa Aqalka Sare oo Mareykanka Ku Geeriyooday iyo Madxada Dalka oo Ka Tacsiyeysay Senator Cabdirisaaq Maxamed Xareed oo ka tirsanaa golaha aqalka saree e Baarlamaanka 11-aad ayaa ku geeriyoodey Magaalada Columbus ee dalka Maraykanka, Allah unaxariistee Marxuumka ayaa halkaa ku sugnaa.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Hirshabeelle oo Xilkaqaadis Ku Sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Sufurow Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa xilka gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ka qaaday Cabdillaahi Maalin Sufurow oo xilkaas hayay tan iyo bishii Juun ee sanad kii hore 2023.