1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Mashruuc Afurin Dadka Dantayar oo lagu Daahfuray Maagaalada Muqdisho Munaasabadd Kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA, goobjoogna ay ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Maareynta iyo dowladda Qatar ayaa lagu daahfuray Mashruuc afurin ah oo loo sameenaayo.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Akhriso: Ajandaha Looga Hadalay Kulanka Golaha Wakiillada Puntland oo Qabsoomay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamed Maxamuud.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Dood Ku Saabsan Arrimaha Dastuurka oo Lagu Qabtay Degmada Hodan Wasiirka Wasaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Gudoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgalinta Dastuurka.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Caalamul Islaami oo Wadajir Looga Soomaya iyo Bulshooyinka oo Isugu Tahniyadeynaya Dhammaan shucuubta kale duwan ee Muslimiinta ah eek u nool caalamka ayaa Maanta oo ah 11-ka bisha March, kuna beegan 1-da bisha barakeysan ee Ramadan ee sannadka 1445-ka Hijrada, ayaa inta badan waxaa ay u tahay.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgallo Lagu Dilay Xubno Al-shabaab ah oo Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose Ciidanka kumaandoodka Danab oo kaashanaya saxiibada Caalamka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaanno katirsan Shabeellaha Hoose, halkaas oo saraakiishu sheegeen in ay isku abaabulayeen Al-shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Shacabka Ugu Hambalyeeyay Bilasha Bisha Ramadaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Barakaysan ee Ramadaano o caawa laga arkay inta badan guda dalka.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo Ku Dhawaaqday in Barri Soon ay Tahay Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta barri ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan ee 1445 kuna beegan 11-March 2024.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Cimillada Cagaaran Ra’iisulWasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay wafdi caalami ah oo ay hoggaamineysay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Cimillada Cagaaran (GCF).
1 daqiiqo Sheeko:War Askar Ka Tirsan Ciidanka Booliiska oo Tababar Loogu Soo Xiray Muqdisho Sii-hayaha Wasiirka Amniga Gudaha, ahna Wasiiru dowlaha wasaaradda Amniga XFS Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta tababar.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madasha Iskaashiga Adeegga Gaarka Loo Leeyahay iyo Kan Dowliga oo Muqdisho Laga Daahfuray Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray madaxsha Iskaashiga adeegga gaarka ah ee loo leeyahay.