1 daqiiqo Sheeko:Golaha Wasiirrada Maamul Goboleedyada Akhriso:Ajandaha Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Maamulka Hirshabeelle Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo xalay shir-guddoomiyay shir gaar ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Hey’adda Maareynta oo Sheegtay in Dib-udhis Lagu Sameynayo Biyoxireenka Magaalada Jowhar Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle, qaybna ay ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Mas’uuliyiin Ka Socda Hey’adda Socdaal Soomaaliya oo Kulamo UK Kula Qaatay Dhiggooda Ingiriiska Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mudane Ahmed Said Mohamed, oo safar shaqo ku jooga dalka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa kulamo wax ku ool ah la qaatay
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saxiixay Heshiiska Difaaca Ee Dowladdu La Gashay Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sixiixay heshiiska Difaaca iyo dhaqaalaha baddda ee dowladda federalka ay la gashay dowladda Turkiga, kaas oo soo maray.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed oo Hindiga Uga Qeybgalay Shir Caalami ah iyo Kulamo Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed Admiral Cabdi Warsame ayaa Dalka Hindiya kaga qeybgalay Shirweeynaha Milano 2024, shirkan oo ay ka qeybgaleen in ka badan 50 Doowladood ayaa la isku dhaafsadaa.
2 daqiiqo Sheeko:Munaasabadaha CIIDAMADA Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Maanta u Dabaaldegaya Sanad Guuradii 54-aad Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa manta u dabaaldegaya 54-guuradii kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay sanad 1970-kii, isagoo ka mid yahay Ciidamada xoogga Dalka, waxa uuna si gooni ah ugu xilsaaran yahay Ilaalinta Xabsiyada Dalka.
4 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxaan ka baranay dhagaysiga dacwadda eedaysane Sayid Cali Macallin Daa’uud Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Arbaco ah 21ka Feebaraayo 2024, u fariisatay dhagaysiga dacwada kiista dilka ah ee lagu soo eedeeyay Sayid Cali, kiiskaan oo ahaa mid aad loo wada sugaayay maadaama uu u dhacay si ka duwan kiisaska kale
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shaaciyay Muddada uu Soconayo Heshiiska Baarlamaanku Ansixiyay Madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in heshiiska uu maanta ansixiyay Baarlamaanka labadiisa Aqal uu muhiim u yahay difaaca badda iyo sare u qaadidda dhaqaalaha dalka.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta Dhageysatay Kiiska Eedeysane Seyid Cali Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u farriisatay dhageysiga garmaqalka 1-aad ee gal dacwadeed ciqaabta ee namabarkiisu yahay 147/2024 kaas oo eedeysane ka yahay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay Heshiiska Difaaca Soomaaliya iyo Turkiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda.