2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Dowladda Soomaaliya iyo Xafiiska UNSOM oo Ka Wadahadlay Marxaladda Kalaguurka ah Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal la billowday Ergada Siyaasadda ee Howlgalka Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, kaas oo ay ujeeddadiisu yahay sidii loo soo geba gebeyn lahaa howlaha Xafiiskaas.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laba Ruux oo Ku Dhimatay Shil Gaari oo Ka Dhacay Gobolka Duleedka Magaalada Sheekh Wararka ka imaanaya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Laba qof oo midkood uu ahaa cayaartow caan ah ayaa ku geeriyooday Shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada sheekh.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Nairobi: Soomaaliya oo Dalalka Kula Jira EAC Kala Arrinsatay Tubaha Wadashaqeynta Dowladda Soomaaliya ayaa qabatay shir wadatashi ah oo dhawr maalmood socday, kaas oo ku saabsanaa khariidadda tubta, kaas oo lagu arki doono qaab dhismeedkeeda sharci oo la waafajinayo kuwa bulshada Bariga Afrika (EAC)
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shil Gaari oo Sababay Dhimasho oo Ka Dhacay Ismaamulka Meru ee Kenya Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay ka dib markii gaari xamuul ah uu wadada ka baxay oo uu ku dhacay mooto iyo dad lugeynayay deegaanka Timau ee ismaamulka Meru ee dalka keenya, sida uu shaaciyay Booliiska.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxda Xuutiyiinta oo Shaacisay in Maraakiib Mareykanku Leeyahay ay Weerareen Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in ay weerar ku qaadeen laba markab oo midkood uu yahay markab dagaal oo laga leeyahay Mareykanka, halka mid mid kalena uu ku sii jeeday Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Isu Socodka Muqdisho oo Hakad Galay, Kadib Roobab Xooggan oo Ilaa iyo Xalay Ka Da’ayay Magaalada Muqdisho waxaa xalay saqdii dhexe illaa haatan ka da’ay roob lixaad leh oo isku socadka dadka iyo gaadiidka, iyo guud ahaan dhaqdhaqaaqa magaalada saameyn weyn ku yeeshay, xilli lagu jiro bilaha Xagaaga.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dhacdo Murugo Badan: Macalin Dugsi Qur’aan iyo Xaaskiisa oo Lagu Dilay Galgaduud Koox hubeysan ayaa xalay dil ugu geystay deegaanka Bulacle oo Dhuusamareeb hoostaga, Macalin dugsi Qur,aan iyo xaaskiisa.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Gaza, Xilli Israel ay La Kulmeyso Cambaareyn Xooggan Lix falastiiniyiin ah ayaa ku dhaawacantay Daanta Galbeed xilli ciidamada Israa’iil ay duulaan ku qaadeen, waxaana isisoo taraya eedeymaha loo jeedinayo Israel, kadib dhacdadii ay ku kaceen ciidankeeda oo lagu tilmamay iney.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo Iskutashi Dadweyne Ku Dhisaysa Qaar Kamid ah Xarumaha Dowladda. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay dhismooyin cusub oo ay yeelan doonaan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Deegaannada SSC Khaatumo oo 33 Sano Kadib Looga Fariistay Imtixaanka Shahaadiga ee Dowladda Federalka Madaxweyne ku xigeenka maamulka Khaatumo iyo Masuuliyiinka kale ayaa 33 sano ka dib magaalada Laascaanood ka daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee ay qaadeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya.