1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Soomaaliya iyo Sweden oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Labada Dhinac R’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Sweden Anders Hall.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Hey’adda Sos Children’s Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ay Hogaaminaysay agaasimaha Gobolka.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasaaradda Owqaafta oo Ka Shireysa Go’aanno Kasoo Baxay Wasaaradda Xajka Sucuudiga Shir looga hadlayay go’aamo Cusub oo ay soo saartay Wasaarada Xajka ee Dowlada Sacuudiga ayaa lagu qabtey xarunta Xafiiska Arrimaha Xajka Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha diinta dowlada Federaalka Soomaaliyeed
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Shirka Baarlamaanka Midowga Carabta oo Looga Hadlayo Xaaladda Ka Taagan Falastiin Waxaa dalka Algeria si rasmi ah uga furmay fadhiga 36-Aad ee shirka midowga baarlamaanada carabta oo ay sanadkan marti gelineyso dowladda Aljeria, shirkaasi waxaa Soomaaliya ku matalaya wafdi ka socda Baarlamaanka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya oo Shirweynaha Caafimaadka Xanaanada Xoolaha Uga Qeybgalay Magaalada Paris Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Hussein Mohamed (Eelaay) ayaa Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska kaga qeyb galay Shirweynaha Hay’adda Caafimaadka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar Lagu Qaaday Gobolka Niger oo Lagu Dilay Tobannaan Ruux, Halka 160 Kale Lagu Qabafaashay Kdib weerar koox Islaami ah ay ku qaaday dalka Nigeria ee dhaca Galbeed Afrika ayaa sababay in toban qof lagu dilo ugu yaraan 160 kalana lagu afduubtay tuulo ku taalla gobolka Niger ee bartamaha Nigeria.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Ra’iisulwasaare Xamse oo Qaabilay Madaxa Guud ee Hey’adda Xuquuqda Caruurta Save The Childreen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children, Ms Inger Aishling oo soo gaaray Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Kenya oo Noqotay Dalka Labaad ee Gacan ka Geysan Doonnaa Maxkamadeynta iyo Soo Qabashada Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida Mareykanka iyo Midowga Yurub (EU) ayaa xoojiyay dagaalka ka dhanka ah kooxaha mintidka ah ee ku soo badanaya badaha, iyadoo Kenya loo doortay in ay noqoto dalka labaad, kadib Seychelles, si ay u aqbasho una maxkamadeyso.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Munaasabad Lagu Soo Dhoweynayay Magacaabista Degmooyinka Cusub oo Muqdisho Lagu Qabtay Munaasabad ballaaran oo di heer sare ah loo agaasimay, laguna soo dhoweynayo magacaabista degmonimo ee Gubadleey ayaa lagu xarunta degmadaas, kadib markii la siiyay aqoonsi degmanimo uu ku dhowaaqay madaxweynaha.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaan Falastiin oo Shaaciyay iney Kordhi Doonaan Dalalka Reer Yurub ee Aqoonsaya Dowladnimadooda Ra’iisul wasaaraha Falastiin ayaa sheegay in dalalka reer yurub ee aqoonsanaya dowladnimadoodu ay dhowaan aad u kordhi doonaan, islamarkaana taasi ay tahay wadada keliya ee xal nabadeed lagu heli karo.