2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka Waxbarashada oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka UK Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee XFS oo howlo shaqo u jooga dalka UK ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Israel oo weeraray Nablus, Beytlaxam iyo magaalooyinka kale ee daanta galbeed Ciidamada Israa’iil ayaa dhowr qof oo falastiiniyiin ah ku xiray howlgalo ay ka fuliyeen guud ahaan Daanta Galbeed ee la haysto xalay , sida Nablus, Bethlehem, Jenin iyo Yatta, oo ku yaalla koonfurta Hebron.
2 daqiiqo Sheeko:War Booliska Hirshabeelle oo Loo Tababaray Baaritaanka Faraha iyo Dambiyada Adag Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa loo soo gaba gabeeyay tababar socday muddo shan cisho ah oo ku saabsanaa baaritaanka faraha iyo cadeymaha uruurinta.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Duleedka Muqdisho oo Laga Hirgeliyay Deegaan Lamoodka Saxarihii Abu Dhabi Waxaa dharaarihii la soo dhaafay baraha bulshada dhex wareegayay sawirro iyo muuqaallo hadal-heyn dhaliyay oo qofkii dheegtaahi uu moodayo lama degaanka ay dalxiisayaashu ku damaashaadaan ee Abuu dhabi.
1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Kulan La Qaatay Qaar Kamid ah Culimada Soomaaliyeed Waxaa taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed booqdey qaar kamid ah Culimada Soomaliyeed, Kuwaas oo Bogaadiyey Shaqadii Booliiska Soomaaliyeed ay Ka qabteen dadkii anshax-xumada Ka waday baraha bulshada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shiinaha oo Dhoolatus Milatari Ka Sameeyay Badda Taiwan Sida ay baahisay warbaahinta CCTV7 oo ah kanaalka rasmiga ah ee telefishanka Shiinaha u qaabilsan wararka militariga ciidamada Shiinaha ay si guul ah u soo gabagabeeyeen dhoolatuska ballaaran oo ay ka wadeen agagaarka badda Taiwan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Agaasimaha Furdooyinka Soomaaliya oo Ka Qeybgalay Shirka Dalalka Bariga iyo Koofurta Africa Waxaa Magaalada Swakopmund ee Dalka Namibia lagu soo gabo gabeeyay Shirkii Furdooyinka 30-aad ee Dalalka Bariga iyo Koofurta Africa WCO-ESA. 23rd& 24th May 2024.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Chile oo Xabsiga Dhigtay Rag Lagu Eedeeyay Ku Luglahaanshiyaha Dab Dhimasho Sababay Dowladda Chile ayaa xirtay kamid ah kooxda dab-damiska iyo sarkaal ka tirsan waaxda kaymaha, iyagoo looga shakiyay inay bilaabeen dab ay ku dhinteen 137 qof oo ka kacay magaalada loo dalxiis tago ee Vina del Mar bishii February.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka .
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta Ku Dhawaaqday Go’aanka Dacwal La Xiriirta Musuqmaasuq Maxakmadda gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqday maanta xukunka loo heysto dhowr eedeysane oo loo heystay Musuq maasuq. Dadkaan ayaa kala tirsanaa hay’addaha kala ah. Socdaalka, Wasaaradda Maaliyadda.