1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweynaha Puntland oo Daahfuray Maanta Imtixaanka Shaadiga ee Deegaannadaas Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo caasimadda Garoowe ka daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland ayaa tilmaamay dadaalka dowladdu ay ku bixinayso horumarinta iyo tayeynta waxbarashada.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Yahay Markabka Mareykanka ee Soo Gaaray Galbeedka Afrika iyo Walaaca Saameynta Ruushka? Mareykanka ayaa markabkii ugu weynaa oo dagaal u soo diray Afrika si ay u kaabaan taliskiisa Africom, inta uusan la kulmin xasarodo amni, xilli uu gaaray qeybo kamid ah Galbeedka Afrika, Markabka USS Hershel “Woody.
1 daqiiqo Sheeko:War Shirkado ay Kamid Tahay Facebook oo Lagu Soo Eedeeyay Dacwado Dil ah Saddex shirkadood oo Mareykanka laga leeyahay ayaa wajahaya dacwado dil oo ku saabsan ku luglahaanta toogasho sanadkii 2022 ka dhacay dugsi ku yaalla magaalada Uvalde ee gobolka Texas.
2 daqiiqo Sheeko:War Howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ee Xeebaha Soomaaliya oo Markab kasoo furtay koox Burcad Badeed looga shakiyay Hawlgalka ATALANTA, oo ah ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeeda, ayaa ku guuleystay in markabka M/V BASILISK ee ka babanayay calanka Liberia laga sii daayay rag looga shakiyay burcad badeednimo.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta oo Kulan Dooceedyo La Qaatay Mas’uuliyiin Ka Qeybgashay Shirka Biyaha Adduunka Wasiiru Dolwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Maxamed Cabdullaahi ayaa kulan doceedyo la qaatay qaar ka mid ah madaxdii ka qeyb gashay madashii 10 ee biyaha oo lagu qabtay dalka Indonesia.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Jaamacadda Carabta Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa intii uu socday shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Carabta waxa uu shir gaar ah oo muhiim ah la qaatay madax ka kala socotay Dalalka Saudi Arabia.
1 daqiiqo Sheeko:War Booliska Gobolka Banaadir oo Xiray Askari Ku Eedeysan Kicin Bulsho Ciidanka Booliiska gobalka Banaadir gaar ahaan saldhigga Booliiska degmada Deyniile ayaa maanta soo xiray eedeysane Cadaawe Cabdi Cali (Cadaawe Jiib), arrintaan hore loogu qabtay shakhsiyaad dhowr ah.
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Mareykanka oo dalalka bariga Afrika ka dalbaday in ciidamo ay u diraan Haiti Madaxweyne Biden ayaa soo jeediyay Khamiistii in go’aanka ah in Kenya ay hogaamiso howlgalka ammaanka ee Haiti, iyada oo aysan jirin ciidamo ka socda Mareykanka oo ku sugan gudaha Haiti, si ay uga qeybqaataan nabad kusoo dabaalidda dalkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu Yaraan 14 Qof oo Geeriyootay Dab Ka Kacay Dalka Vietnam Ugu yaraan 14 qof ayaa ku naf waayay, qaar kalena way ku dhaawacmeen dab xooggan oo ka kacay guri dabaq ah oo ku yaalla caasimadda dalka Vietnam ee Hanoi sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dood Ku Saabsan Nidaamka Difaaca Hawada oo Ka Dhex Bilaabatay Dalalka Yurub Poland iyo Giriiga , ayaa si wadajir ah warqad ugu diray Golaha Midowga Yurub, iyagoo u sheegaya inay u baahanyihiin nidaamka difaaca hawada.