1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Xukunka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Laba Sano Jirsaday, Kadib Doorashadii May 2022 Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayay xil hayntiisa labada sano u buuxsantahay, ayadoo la doortay 15-kii sanadkii 2022.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo Kulan La Qaatay Mas’liyiin Ka Tirsan Bangiga Adduunka Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane: Abdillahi Bidhaan Warsame ayaa kulan la qaatay wafdi heer-sare ah oo ay hoggaamineysay Kristina Svensso.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Wakiil Cusub u Soo Dirtay Soomaaliya, Kadib Shaqojoojintii Catriona Laing Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa u magcaabay James Swan inuu noqdo sii hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Maanta Ku Dhawaaqaysa Xukunka Eedeysane Sayid Cali Macalin Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan kasoo saareysaa kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tiro Dad ah oo Geeriyootay Shil Gaari oo Ka Dhacay Gobolka Florida ee Dalka Mareykanka Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay gobolka florida ee dalka maraykanka kadib markii ay isku dhaceen bas ay la socdeen dad beeralay ah iyo gaari kale, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Kormeeyay Akadeemiyada Ciidanka General Kaahiye Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa Kormeeray Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Gen. kaahiye, oo ay ku xareysanyihiin cutubyo ka tirsan ciidanku.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidamada Xoogga Dalka oo Miino Saaris Ka Sameeyay Waddooyin Isku Xira Galmudug Ciidanka xooga dalka ee ku sugan degmada xaradheere ee gobolka mudug ayaa howl-gal ay ka samayeen wadada dheer ee xiiririso degaanka ceel-huur iyo degmada xarardheere ka soo saaray miinooyinka dhulka lagu aasay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Magaalada Jigjiga oo Laga Hirgeliyay WarshadFarsamaysa Gaadiidka Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa daahfuray warshad lagu magacaabo Suways Motors oo soo saaridoonta noocyada kala duwan ee baabuurta, taasoo maalintii soo saari doonta 5 gaari…
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Qorsheynaysa in Maalin Caali ah Laga Dhigo Xasuuqii 1995 kii ee Srebrenica ee Bosnia. Qaramada Midoobay ayaa qorshaynaysa inay soo saarto qaraar ku aaddan in 11-ka July ay noqoto maalin caalami ah oo lagu xuso xasuuqii 1995-tii ka dhacay magaalada Srebrenica ee Bosnia.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka Qeybgalay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Dalalka Jaamacadda Carabta Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah kaga qeybgalay Magaalada Manama ee Caasimadda Boqortooyada Baxreen.