2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taiwan oo Madaxweyne Dooratay Codbixiyayaasha Taiwan ayaa Sabtidii shalay bilaabay inay codkooda ka dhiibtaan doorashooyinka madaxtinimo iyo tan baarlamaanka, taasoo Shiinuhu uu ku tilmaamay inay tahay kala doorashada dagaal iyo nabadda, ka dib markii Beijing.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka ICJ oo Dhageysanaysa Dacwad ay Koonfur Afrika ku Eedeyneysay Israel Xasuuq ay Ka geysatay Gaza Waxaa maxkamadda caalamiga ah ee caddaalada aduunka ee ICJ ka socdo dhagaysiga dacwadda ka dhanka ah israel, xili Xukuumadda Ramaphosa, ay ku eedaysay israel dil wadareed, iyo xasuuq ka dhan ah shacabka reer Gaza.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askar Mareykan ah oo Lagu La’yahay Badda Soomaaliya Laba askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay badda Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska dhexe ee Mareykanka Jimcihii shalay, Hawlgallada goobidda iyo samatabbixinta.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Taageeray Shirka IGAD ay uga Arrinaanayso Xiisadda Badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweysay shirka 18 bisha ka dhaca dalka Uganda, kaas oo urur-goboleedka IGAD ay ka yeelanayaan xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya iyo dagaalka dalka Sudan, waxaana mar kale ay adkeeyay in uu u taageersan yahay
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda IGAD oo Uganda uga Shiri doona Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD ayaa ku baaqay shir degdeg ah oo looga hadlayo xiisadda kusoo korortay gobolka ee u dhexeysa dowladda federalka Soomalaiya.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka “Soomaaliya Garab Ayaan Ku Siinaynaa Inay Ku Filaato Amaanka Xuduudkeeda” Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Turkiga Nicmaan Kurtulmuş oo ka hadlay xiisadda badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sheegay in Turkigu difaacayo Xuduudaha Soomaaliya, haddii ay Soomaaliya ka codsato iskaashi amni.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Jabhadda Oromada oo Ka Hortimid Heshiiska Ethopia iyo Somaliland Jabhadda Xoraynta ee Oromada ee Itoobiya ayaa ka hortamid go’aankii Ra’iisulwasaaraha dalkaas uu heshiiska kula gaaray Somaliland, kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay mid sharcidarro ah iyo tallaabo qaldan oo lagu marinhabaabinayo Shacabka Ethiopia.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Jabuuti: Waa Muhiim Ilaalinta Madaxbannaanida Soomaaliya Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xiisadda kasoo cusbaanaatay badda cas ee u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, kadib heshiiskii is-afgarad ee Somaliland.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Saaaeyn Ceenkee ah ayey Kala Kulmi doontaa Soomaaliya Barnaamijka (ETA) ee Dal kugalka Kenya? Madaxweyne William Ruto ayaa khudbad uu jeediyay ku sheegay in Kenya ay joojin doonto shuruudihii dal kugalka ee dadka booqanaya Kenya, kadib markii dalal dhowr ah oo Africa ah ay ku dhawaaqeen in la joojinayo kala xirnaanta.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ingriiska oo Kahortimid Damaca ay Itoobiya Ku Dooneyso Dhulbadeedka Soomaaliya Dowladda Ingiriiska ayaa qoraal kasoo saartay damaca Itoobiya ee dhul badeedka Soomaaliya iyada oo si buuxda u garab istaagtay dowladda federalka Soomaaliya.