Madaxweyne Putin oo Iska Fogeeyay Shilkii Diyaarad Ee Lagu Dilay Yevgeny Prigozhin Madaxwweyanaha wadanka Ruushka Vladimir Putin ayaa iska fogeeyay eedeymaha dowladdii loogu heysto in ay ka dambeysay dilkii dhowaan loo geystay hoggaamiyihii kooxda colooshood u shaqeystayaasha Ruushka. 1 daqiiqo
2 daqiiqo Khasaare Kale Duwan oo Dhashay Duqeyn Cusub oo Ruusku Ku Fuliyay Gudaha Ukrain. Khasaare kala duwan oo isugu jira mid nafeed iyo mid maaliyadeed ayaa ka dhashay duqeyn xalay ay geysteen diyaaradaha Ruushka, oo maalhaan duqeymo isxigay ay ciidankeeda ka fuliyeen dalka Ukaine, gaar ahaan gobollada xadka.
1 daqiiqo Dibadbaxyo Lagu Taageeyay Madaxweynaha Masar oo Isku Badelay Kuwa Lagu Diidayo Madaxweynaha dalka Masar ee hadda talada haya Cabdifitaax Alsisi oo afgambi ku qabsaday 10 sano ka hor, ayaa Isniintii ku dhawaaqay inuu doonayo inuu mar saddexaad u tartamo madaxtinimada dalka.
2 daqiiqo Dowladda Kenya oo Shaacisay Waqtiga ay Ciidankeeda Kala Baxayso Soomaaliya Dowladda Kenya oo ciidamo badan ay kaga sugan yihiin Soomaaliya, kuwaas oo ka tirsan howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee ku sugan dalka iyo ayaa shaaca ka qaaday goorta ay ciidanka ay kala baxayso Soomaaliya.
2 daqiiqo Dowladda Canada oo Bisha October u Asteysay Maalinta Muslimiinta Dalkaas Dowladda Canada ayaa bisha October u aqoonsatay bil u gaar ah Muslimiinta dalkaas, si ay qaataan farxad gaar ah oo ay noqoto bil ay u dabaal degaan sanad waliba.
1 daqiiqo Afhayeenkii Aqalka Wakiillada Mareykanka oo Iscasilay, Kadib Markii Kalsoonida Lagala Laabtay Aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa wajahaya maalmo jaha-wareer ah ka dib markii koox yar oo ka tirsan Jamhuuriga mayalka adag ay ku qasbeen afhayeenkii Kevin McCarthy inuu xukunka ka dego, taas oo keentay inuu shaqadiisa uu isaga tago.
2 daqiiqo Milatariga Ruushka oo Sheegay Iney Soo Rideen Diyaarado Duqeymo Ka Fuliyay Xadka Ciidamada dowladda Ruushka ayaa sheegay in ay soo rideen 31 diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn ah oo ay Ukraine leedahay, kuwaas habeenimadii xalay duqeymo ku garaacday gobollada xadka ay wadaagaan ee Belgorod, Bryansk iyo Kursk.
2 daqiiqo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Kulan Dooceedyo Ka Wada Magaalada Qaahir Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah la qaatay Mudane Alexio Musindo Agaasimaha Xafiiska ILO ee dalalka Somalia, Ethiopia, Djibouti, Sudan iyo South Sudan
1 daqiiqo Booliiska Thailand oo Xiray Wiil 14 Jir ah oo Rasaas Ku Furay Suuq Laga Dukaameyso Booliiska dalka Thailand ayaa xiray wiil 14 jir ah oo looga shakisan yahay in uu rasaas ku furay gudaha suuq mashquul badan oo ku yaala magaalada Bangkok.
2 daqiiqo Dhulgariir Ka Dhacay Magaalada Napoli Ka Hor Kulanka Kooxa Napoli iyo Real Madrid Magaalada Napoli ee dalka Taliyaaniga ayaa waxaa gilgilay Dhulgariir saacado ka hor inta ay kooxda Napoli wajihi rabtay Real Madrid kulan ka tirsan Champions League oo kooxda reer Spain ee marti ku aheyd magaalada Napoli.