2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiyada Soomaaliya oo Walaac Laga Qabo, Xilli Wabiga Shabeelle uu Ku Fatahay Jowhar Xilli dhowaan digniino xooggan laga soo saaray fatahaadaha iyo daadad ka dhalan kara duufaanta El nino ayaa waxaa soo baxaya cabsi laga qabo fatahaadaha laga ay sameyn karaan wabiyada Shabeelle iyo Jubba ee mara Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Hindise Sharciyeed Muhiim u ah Arimaha Xajka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganasade Mashruuc Biyo Xireen ah Ka Waday Wabiga Shabeelle oo Baladweyne Lagu Dilay Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in habeenimadii xalay kooxo hubeysan ay ku dishay ganacsade siweyn looga yaqaanay magaalada.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga, Kuwa Deegaanka iyo Al-shabaab oo Ku Dagaalamay Gobolka Mudug Wararka ka imanaya Koonfurta gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in dagaal qaraari uu shalay ilaa iyo xalay ka dhacay meel u dhaxaysa Wisil iyo degaanka Shabeelow.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka Dhanka Maamul Isdiidan ah oo Ka Tagaan Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari Magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ee Puntland waxaa ka taagan khilaaf dhanka maamulka ah, kadib markii magaalada ay ka dhacday doorashada la maamul oo iska soo horjeeda, kuwaas oo mid kamid ah ay dowladdu gadaal ka riixeyso.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga iyo Kuwa Deegaanka oo Dib Howlgallo Uga Bilaabay Koonfurta Mudug Ciidamada Xoogga dalka, daraawiishta Galmudug iyo xoogagga deegaanka ayaa howlgallo baaxad leh dib uga bilaabay Koofurta gobolka Mudug.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubin Ka Tirsan Al-shabaab oo Isku Dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Qeybta 60-aad Isxaaq Aadan Shuceyb (Cumraani ) oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa maanta isku soo dhiibey ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad, gaar ahaan Ururka 46-aad ee uu fadhigoodu yahay degaanka Goof-gaduud buureey ee gobolka Baay.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Arrimaha Gargaarka iyo Iskuduwidda oo Ka Furmay Baydhabo iyo Madax Ka Qeybgashay Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ka daah-furay Shirka madasha iskuwidda Arrimaha Bini’aadanimada .
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasare Xamse oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Waddo Laami ah oo La Hirgeliyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddada Taleex ee Degmada Hodan oo dib-u-dhis uu ku sameeyey Maamulka Gobolka Banaadir.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka ATMIS oo Sheegay in Al-shabaab Laga Saaray Deegaanka Cali Fooldheere Howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS ayaa sheegay in howlgal ay ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ay kala qeyb galeen lagu guuleystay in Al-shabaab looga saaro deegaanka Cali Fooldheere.