Soomaaliya iyo Turkiga oo Kala Saxiixday Heshiiska Horumarinta Hydrocarbons-ka Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku joogo Dalka Turkiga ayaa heshiis la galay. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Degdeg: Maxamadda Gobolka Banaadir oo Xukun Dil ah Ku Ridday Sayid Cali oo Xaaskiisa Gubay Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil ah ku ridday Sayid Cali Macalin Daa’uud oo lagu helay inuu si ula kac ah xaaskiisa u gubay oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis Maxamed oo tan iyo markii.
2 daqiiqo Wax Ka Ogow Sababta Labo Maalin ay Hakad ugu Jiraan Duulimaadyadii Gudaha Soomaaliya, Gadood iyo Dibadbaxyo Socda Waxaa hakad ku jira maalinta labaad duulimaadka diyaaradaha ee gudaha dalka ee ka baxa garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde Airport iyada oo fowdo iyo jahowareer uu ka jiro gudaha garoonka.
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo Sirasmi ah Loogu Xubinimeeda Suuqa Bulshada Bariga Africa Bulshada dhaqaalaha ee Bariga Africa ayaa maanta magaalada Aruusha ee Tanzania si rasmi ah ugu dhowaaqday inay Soomaaliya ka mid tahay ururkaasi, isla markaana ay noqotay xubintii siddeedaad, kadib markii.
2 daqiiqo Akhriso: Aqbalaadda EAC Kadib, Sooyaalka iyo Faa’idooyinka Tallaabo ah tii ugu dambeysay oo ay Soomaaliya ugu biireyso ururka goboleedka bariga qaaradda ee east African Community, Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah, March 4, 2024 ay lifaaqa ansixinteeda iyo aqbalaadeeda
1 daqiiqo Masuuliyiin Ka Socdo Hormuud Telecom oo Ka Qeybgalay Xafladda 10 sano-guurada Hay’adda Alpha Trust Masuuliyiin ka socdo Hormuud Telecom ayaa ka qeybgalay xafladda 10 sano-guurada hay’adda Alpha Trust oo xalay ka dhacday magaalada London. Hay’adda samafalka Alpha Trust oo ay 2014 hirgeliyeen dhallinyaro Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Puntland: Golaha Wasiirrada Xukuumadda Puntland oo Garoowe Looga Dhawaaqay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhuwaaqay xukuumadda golaha wasiirrada maamulkaasi, taas oo ka kooban 21 Wasiir, kadib markii dhowaan loo dhaariyay madaxweynaha maamulkaasi.
1 daqiiqo Hey’adda Duulista Rayidka” Ma Jirto Amni Xumo iyo Halis Badqab oo Ka Jira Hawada Soomaaliya” Hey’adda duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in Hawada Soomaaliya aysan ka jirin amni darro laga walwalo, hey’adana ay si buuxda gacanta ugu heyso dhammaan duulimaadka garoomada dalka iyo badqabka.
3 daqiiqo Akhriso: Maalinta iyo Taariikhda Raadiyaha Sanad waliba maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa maalinta Radiyaha, waxaana jira in dunida oo dhan laga xusayaa maalinta raadiyaha. Maalinta Raadiyaha Adduunka ayey Qaramada Midoobey markii ugu horeysay/
1 daqiiqo Muqdisho: Kenya Airways oo Dib u Bilowday Duulimaadeedka Soomaaliya Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa maanta Dib u bilowday duulimaadkii tooska ahaa ee u horreyay muddo ka badan labo sanno kaddib ku timid garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha Aadan Cabdulle.