1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Kenya oo Xaqiijisay Geerida Talihii Ciidamada Qalabka Siday iyo Madaxweyne Ruto oo Ka Hadlay Taliyihii ciidamada difaaca Kenya General Francis Ogolla ayaa la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday shilkii diyaaradeed ee maanta dhacay, kadib markii ay qaraxday Hilikobter ay la socdeen 12 ruux oo taliyaha uu ku jiray.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Golaha Ammaanka oo Ka Dooday Sidii Falastiin Loogu Heli Lahaa Dowlad Madaxbannaan oo Gaar ah Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ayaa ka dooday ajande ku saabsan in falastiin loo aqoonsado dowlad madaxbannaan, islamarkaana ay xubin buuxda ka noqato Golaha loo dhanyahay ee Qaramada midoobay.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Akhrisho: AJandaha Looga Hadlayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Madaxweynu Islaamiyay Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa lagu wadaa inuu dhowaan ka furmo shirka Wadatashiga Qara nee u dhaxeeya madaxda, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir, waxaana loogu baaqay.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Caalamul Islaami oo Maanta Siweyn Looga Dabaaldegayo Munaasabadda Ciidul Fifriga Caalamul Islaami ayaa maanta si isku mid ah waxaa looga dabaaldegayaa munaasabadda Ciidul Fidri oo maanta ku began, kadib 30 maalmood oo bisha Ramadaan ah.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah War-murtiyeedka Laga Soo Saaray Heshiiska Dowladdu La Gashay Boqrtooyada Sucuudiga Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo uu ku tagay Boqortooyada Sucuudi Carabiya kadib martiqaad uu u fidiyey Boqorka Sucuudiga.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dab Khasaare Dhaliyay oo Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Dab xooggan oo geystay khasaare kale duwan oo maaliyadeed ayaa ka kacay suabaxnimadii saakay qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Bakaaraha, kaas oo siweyn ugu faafay goobo kale duwan oo suuqa ah.
3 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Golaha Wasiirrada oo Maanta Soo Saaray Qaraar Ka Dhan ah Faragelinta Itoobiya Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan xasaasi ah isugu yimid magalaada Muqdisho ayaa soo saaray qaraar ka dhan ah feregelinta dowladda Itoobiya, iyadoo lagu dhawaaqay in gabi’aan shaqada laga joojiyay.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Akhriso: Taariikhda Taliyaha Cusub ee NISA Cabdullahi Sanbaloolshe Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isku raacay in mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu noqdo Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Shil Ka Dhacay Muqdisho oo Sababay Khasaare Kale Duwan Shil geystay khasaare kale duwan ayaa galinkii dambe ee manta ka dhacay isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho, kadib markii gaari xamuul ah oo sidan Konteenaru u ku duldhacay baabuur caasi ah oo dad shacab ah.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Puntland: War-murtiyeed Laga Soo Saaray Hannaanka Dib u-Eegista iyo Waxkabedelka Dastuurka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa War-murtiyeed kasoo saartay arrimaha ku aadan Dastuurka iyo dib-u eegista lagu wado xilligaan uu ku howlan yahay Baarlamaanka Jamhuuriyadda, iyadoo lagu xusay in Puntland aysan qeyb