Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Beeniyay eedeymo La Xiriira ku luglaanshaha Soomaalida laga soo musaafurinayo dalka Sweden Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (OPM) ayaa si rasmi ah uga jawaabay warbixinno warbaahineed oo dhawaan la faafiyay, kuwaas oo eedeyn ka jeediyay barnaamijyo ay maalgeliso Dowladda Sweden. 2 daqiiqo
1 daqiiqo WAR DEGDEG AH: Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo Isbeddel Ku Sameeyay Golaha Wasiirrada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u sameeyay isbeddel xukuumadeed, kaddib wareegto maanta ka soo baxday xafiiskiisa, taas oo uu warbaahinta u akhriyay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdinaasir Axmed Baashiir.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Wafdi ka socday Dowladda UK Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda UK oo ay hoggaaminaysay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha, ahna Ku-xigeenka Wakiilka Joogtada ah ee UK ee Geneva, Marwo Eleanor Sanders.
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa “Halkan waxaan u nimid iskaashi” Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo xalay kulankii xiritaanka ee Madasha Caalamiga ah ee MEDays ee Boqortooyada Morooko ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysa, ayaa Madaxdii kala duwaneyd ee kasoo qeybgashay shirka la wadaagay muhiimadda ay leedahay isku xirnaanta iyo iskaahsiga Dalalka dhaca Daanta Koonfureed ee Dunida (Global South).
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday Dekadda caalamiga ah ee Tanger Med ee Boqortooyada Morooko Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo weli ku guda jira howlihii shaqo ee uu u joogay Boqortooyada Morooko, ayaa maanta booqday dekadda Tanger Med, oo ah marsada ugu weyn Qaaradda Afrika iyo Badda Mediteraaniyaanka, kana mid ah dekedaha ugu muhiimsan ganacsiga caalamka.
1 daqiiqo RW Xamsa Barre oo kasoo jeediyay Shirka MEdays baaqyo muhiim ah oo ku saabsan dhismaha Isbahaysi Baddeed, Maalgashi iyo AI-ka Global South Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hadal-jeedintii furitaanka ka sameeyay Madasha Caalamiga ah ee MEdays ee ka qabsoontay dalka boqortooyada Marooko.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb-galaya Madasha Caalamiga ah ee MEdays ee dalka Marooko Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saakay u ambabaxay magaalada Tanger ee dalka Marooko, si uu uga qeyb-galo Madasha sanadlaha ah ee MEdays, oo sanadkan ay ka soo qeyb-galayaan wufuud ka kala socota 120 dal, islamarkaana uu martigelinayo Boqorka Marooko
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Nidaam garsoor oo la isku hallayn karo waxa uu dalkeenna u abuurayaa maalgashi iyo mustaqbal wanaagsan” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka, oo looga hadlayo horumarinta sharciga, isla xisaabtanka, iyo xoojinta kalsoonida ay bulshadu ku qabaan hey’adaha garsoorka.
2 daqiiqo AKHRISO: Qodobada looga hadlay Shirkii wasiirrada ee maanta Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey shuruuc iyo hehsiisyo muhiim u ah dalka.
2 daqiiqo Ra’iisul wasaare Xamse oo dhagax dhigey dhismaha Machadka cilmi-baarista Beeraha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Machadka Cilmi-baarista Beeraha Qaranka, ayaa sheegay inuu rajo weyn ka qabo machadkani in uu soo saari doono khubaro Soomaaliyeed oo door muuqda ka qaata horumarinta wax soo saarka beeraha dalka.