1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Hey’adda Interpeace oo Heshiis Kala Sixiixday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Soomaaliya iyo Hey’adda Interpeace ayaa maanta kala saxiixday isafgarad istaraatiiji ah oo la xiriira nabad-dhiska, iyada ay heshiisku ay saxiixeen.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka oo Muddeysay Fadhiga 3-aad Dhageysiga Dacwadda Sayid Cali Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa muddeysay in Maalinta Arbacada ah 06-03-2024 Maxkamadda la horkeeno mar kale Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto eedda ah inuu ka dambeeyay fal lagu gubay
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dowladda Turkiga Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ka dib markii uu dalka Turkiga uga qeyb galaya shirka 3-aad ee Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya.
2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Howlgalka ATMIS oo Soo Gabagabeeyay Wajiga Labaad Ee Bixitaanka Ciidankeeda, 7 Saldhigna Wareejisay Howlgalka ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS ayaa dabayaaqadii bishii January soo gebagabeeyey Wejigii labaad ee dhimista ciidankooda, kadib markii ay dowladda Soomaaliya ku wareejiyeen sagaal saldhigyo.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobey oo Ka Hadashay Dhacdadii Lagu Laayay Falastiiniyiin Gargaardoon Ahaa Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in baarayaal ka socda ay gaareen Isbitaalka Al-Shifa ee Waqooyiga magaalada Gaza, kadib markii halkaas la dhigay boqolaal reer Falastiin ah oo dhaawac ah, kuwaas oo ay waxyeello.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Cadaaladda oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Hey’adda Interpeace oo Muqdisho Soo Gaaray Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha hey’adda Interpeace Mudane Itonde Abraham Kakoma.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shirkadda Diyaaradda Ethiopian Airlines oo Beenisay Iney Joojisay Duulimaadkeeda Hawada Soomaaliya Shirkadda Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa beenisay warar ay baahiyeen warbaahinnada oo ku saabsan in diyaaradda ay joojisay isticmaalka hawada Soomaaliya sababo khalkhal ah.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Madasha Antalya ee Dalka Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Heerka Olalaha Dowladda Soomaaliya ee ay Xildhibaan Fowsiyo kula Dooneyso Kursiga Midowga Afrika Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa dadaalo aan kala go’ lahayn iyo olole ugu jirta sidii ay ku hanan laheyd kursiga guddoomiyaha guddiga Ururka Midowga Afrika oo ay u taagan tahay wasiirkii hore arrimaha dibadda.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wax ka Ogow Shaqada Ardaaga Casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya? Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khamiistii daahfuray ardaaga Casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya, taas oo noqonaysa madal lagu karkariyo aragtiyaha, loogana doodayo afkaaro horumarinaya hannaanka dowladnimo ee casriga ah.