1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CADAALADDA ADDUUNKA Maxkamadda Cadaaladda Adduunka oo Amar Ku Bixisay in Lasoo Xiro Madaxda Israel Maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo madaxda sare maamul Israa’iil oo uu ugu horreeyo Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu, iyo wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa xagjirka ah.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Muqdisho Shirka Kooga Hadlayo Kobcinta Karaanka Aadanah oo Labada Heer u Dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay shir ay isugu yimaadeen Wasaaradaha adeegga bulshada ee heer federaal iyo heer maamul goboleed, kaas oo looga hadlayo xoojinta.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Amniga oo Soo Xiray Shir Looga Hadlayay Hormarinta Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa soo xiray shir wadatashi ah oo ka dhacay Dhuusamareeb.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Wax Ka Ogow Taariikhda Madaxweyneyaashii Ku Dhintay Shilalka Diyaaraha Waxaa dalka Iiraan iyo guud ahaan dunida ka taagan murugo iyo naxdin ka dhashay dhimashada madaxweynihii dalka Iiraan Ebrahim Raisi iyo wasiirkiisii arrimaha dibadda oo la xaqiijiyay inay shil diyaaradeed oo ka dhacay bariga dalkaas ku geeriyoodeen.
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirrada Iran oo Kulan Deg deg ah Ka Yeeshay Geerida Ku Timid Madaxweynahii Dalka Golaha wasiirada dowladda Iran ayaa kulan degdeg ah ka yeelanaya geerida Madaxweynihii dalkaas Ebrahim Raisi, wasirrkiisii arrimaha dibadda iyo saraakiil kale oo la xaqiijiyay in ku dhinteen shil diyaarad.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Shilka Geerida Madaxweynaha Wadanka Iran Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda ka dhalatay shilka diyaaradda madaxweynaha Iran, iyadoo warsaxaafadeed ay baahisay wasaaradda arrimaha dibadda lagu sheegay Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Tirada Dadka u Soo Ridanayo Cudurka Daacuunka oo Sii Kordhaysa Soomaaliya iyo Digniin Laga Soo Saaray Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa sheegtay Axadii in ay kordhisay wax ka qabashada cudurka daacuunka ee ka dilaacay Soomaaliya iyadoo tirada dhimashadu ay kor u dhaaftay 120 qof.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Waa Kuma Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ee Ku Dhintay Shilka Diyaaradeed Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa dhintay ka dib markii diyaarad helicopter ah oo ay la socdeen isaga iyo mas’uuliyiin kale ay ku burburtay dhul buuraley ah iyo kaymo ah oo ku yaalla dalkaasi iyadoo cimilo xumo ay jirto.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynihii Iran iyo Wafdigii La socday oo La xaqiijiyay in ay Dhinteen Madaxweyne Raisi iyo wasiirka arrimaha dibadda Amirabdollahian oo ay weheliyaan dad kale oo la socday diyaaradda helicopter-ka ayaa dhintay, sida ay xaqiijiyeen qaar badan oo ka mid ah wakaaladaha wararka Iran.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Muqdisho oo Noqotay 20 Degmo, Kdib Aqoosiga Dowladeed ee Garasbaaley, Gubadleey iyo Daarusalaam Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ayaa magacaabay degmooyin cusub oo ka mid noqan doono gobolka, kuwaas oo horay u ahaa deegaanno ka tirsan degmooyin kale.