Hirshabeelle oo Gaartay Finl-ka, Xilli Galmudug iyo Banaadir Midood ay Sugeyso 28-ka Bisha Final-ka Kooxda kubadda cagta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta u gudubtay Finalka tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kadib markii Semi-finalka ay kaga adkaatay kooxda Jubbaland. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Kooxaha Hirshabeelle iyo Jubbaland oo Galabta Middood Iskaxaadirin Karto Finalka Tartanka Waxa maanta la ciyaarayaa kulan kamid ah afar-dhammaadka tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir,kadib markii laga soo gudbay heerka is-aragga koowaad, waxaana ay isku arkayaan Hirshabeelle iyo Jubbaland.
2 daqiiqo Tartanka Dowlad Goboleedyada iyo Banaadir oo Gaaray Semi-Final, Galmudug iyo Banaadir oo Madaxa Isgalay! Waxaa soo gabagaboobay heer isragga group-yada ee tartanka dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, waxaana kulankii ugu dambeeyay wadaciyaaray kooxda gobolka Banaadir iyo Jubbaland ciyaar kusoo idlaatay goolal la’aan.
2 daqiiqo Akhriso: Tartanka Dowlad Goboleedyada oo Dib u Bilaabanaya, Ogow isku aadka iyo Waxkasta oo Ku Saabsan Ila aiyo Final-ka Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho waxa maanta dib uga bilaabanaya tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kaas oo maalmihii lasoo dhaafay hakad galay, kadib dhacdadii ka dhalatay weerar lagu qaaday.
2 daqiiqo Xiriir Kubadda Cagta oo Markale Hakiyay Tartanka, Dalbadayna Soocelinta Kooxda Koonfur Galbeed Guddiga fulinta xiriirka Kubadda Cagta, Ururada kubadda cagta dowlad goboleedyada iyo kan gobolka Banaadir Ayaa manta isugu yimid shir aan caadi aheyn waxaana looga arinsanayay xaalada Tartanka Dowlad Goboleedyada.
1 daqiiqo Ciyaariyahan Israa’ili ah oo Turkiga Loogu Xiray Kudigashada Dadka Reer Falastiin Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Turkiga uu sii daayay cayaaryahanka kubadda cagta Israa’iil ee Sagiv Gehezkel, uuna dhawaan u laaban doono doono dalkisa, kadib markii xabsiga loo dhigay arrimo la xiriira kudigashada dadka reer Falastiin.
2 daqiiqo Hirshabelle oo Heleysa Dhibco Kale oo Bilaash ah, Kadib Kabixitaanka Tartanka Kooxda Koonfur Galbeed Kooxda Kubadda Cagta ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo hadda kaalinta 3-aad kaga jirta kala sareynta Tartanka Kubadda Cagta Maamul Gobolleedyada oo sugeysay in ciyaarta u dambeysa ay la ciyaarto Kooxda Koonfur Galbeed.
2 daqiiqo Maxaa kasoo Baxay Kulankii Guddoomiye Madaale Laqaagay Kooxda Kubadda Cagta ee Koonfur Galbeed? Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaarada Dhalanyaradda iyo Cayaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
2 daqiiqo Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo Dib loo dhigay iyo Baarist Socota Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya iyo Wasaaradda dhallinyada ciyaaraha ayaa muddo sedex maalin ah dib u dhigay tartanka dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir, iyada oo la isku soo laaban doono maalinta talaadada ah.
2 daqiiqo Kooxda Kubadda Cagta ee Galmudug oo Garaacday Koonfur Galbeed, Una Gudubtay Semi-Finalka Galmudug ayaa u gudubtay semi final-ka Tartanka dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir, kadib markii 3 iyo waxba ay ku martay kooxda Koonfur Galbeed ciyaar xiiso badan oo galabta ay ku wada qaateen garoonka Stadium Muqdisho.