2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo Ku Dhawaaqay Dhoolatuska Hubka Nukliyeerka Kadib Hanjabaado Uga Yimid Reer Galbeedka. Ruushka ayaa sheegay in uu sameyn doono dhoolatusyo ay ku jiraan adeegsiga hubka nukliyeerka ah, maalmo kadib markii hogaamiyayaasha sare ee Yurub ay sheegeen in taageero militari oo xoogan ay siinayaan Ukraine.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Chad oo 40 Sano Kadib u Guureysa Nidaamka Dimuquraadiga, Xukunno Milatari Kdib Dadweynaha dalka Chad ayaa u dareeray goobaha cod bixinta si ay u doortaan madaxweyne cusub taasoo noqon karta doorashadii ugu xiisaha badnayd ee dalkaasi ka dhacda muddo soddon sano ah, Chad ayaa hadda ka guureysa nidaamkii hore.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Australia oo Toogasho Ku Dilay Nin Isku Dayayay Inuu Weerar Geysto Booliska dalka Australia ayaa sheegay in ay toogteen wiil yar ka dib markii uu nin mindi ku weeraray magaalada Perth ee galbeedka dalkaasi, weerarkaas oo ay mas’uuliyiintu ku sheegeen in ay leeyahay calaamadaha fal argagixisada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diyaaradaha Israel oo Weerar Ku Dishay Afar Ruux oo Isku Qoys ah Gudaha Marinka Qaza Ku dhowaad afar qof oo isku qoys ah ayaa ku naf waayay weerar ay diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil la beegsadeen xaafadda Al-Jaafra oo ku taalla magaalada Mays Al-Jabal ee dalka Lubnaan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Golaha Wasiirada Israa’iil oo u Codeeyay Xiritaanka Howlaha Telefishinka Al Jazeera Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu golihiisa wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay in la xiro howlaha Al Jazeera ee Israa’iil, sida lagu sheegay bayaan ay dowladdu soo saartay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 26 Jir Lagu Soo Oogay 30,000 oo Dacwadood oo Lagu Xukumay Lix sano Xabsi ah Aleksanteri Kivimäki, oo ah hacker ama jabsade Internet ka ah ayaa lagu soo oogay in ka badan 30,000 oo dacwadood oo ah isku day baad ka dib markii uu jabsaday mid ka mid ah xarumaha cilmi nafsiga ee ku yaalla dalka Finland.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Lagu Laayay Qaraxyo Ka Dhacay Gongo, Xilli Dadka Lagu Dilay Caruur ay Ku Jiraan Ugu yaraan 12 qof oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhintay qaraxyo mataano ah oo lagu weeraray laba xero oo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah, kuwaa oo ku yaalla bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo,
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo lagu eedeeyay in Xabsi ay Ku Dhex Dishay Dhaqtar Falastiini ah oo Muddo Xirnaa Dhaqtar Falastiini ah ayaa ku dhintay xabsi ku yaalla Israa’iil kadib in ka badan afar bilood oo uu xirnaa, sida ay sheegeen ururada maxaabiista Falastiiniyiinta. Dr Adnan Al-Bursh, oo 50 jir ah, waxa uu ahaa madaxa lafaha cusbitaalka al-Shifa.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Saddex Dhallinyaro oo Loo Xiray Dilka Nin Kasoo Horjeeday Dowladda Hindiya Saddex muwaadin oo u dhashay dalka Hindiya ayaa lagu xiray dalka Canada, waxaana lagu soo oogay dacwado la xariira dilka hoggaamiyaha gooni-u-goosadka gobolka Sikh ee dalka Hindiya, kaasoo dhaliyay khilaaf diblomasiyeed.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Britain oo Bilowday Musaafurinta Dadka Magangalyo Doonka, Kadib Sharcigii Soo Baxay Dowladda Britain ayaa billowday howl-galo xiriir ah oo lagu xirxirayo muhaajiriinta si loogu diyaariyo in loo masaafiriyo dalka Rwanda, taasoo qeyb ka ah siyaasadda socdaalka ee Ra’iisul Wasaare Rishi Sunak.