Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay iskaashiga amniga iyo…Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, kaas oo ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo…
Akhris 1 daqiiqo ah
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Antalya ka daahfuray Qorshaha Maalgashiga…Antalya, Turkiga – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga ka daahfuray Qorshaha Maalgashiga Qaranka ee Hindisaha Saddexaad ee Wax-ka-qabashada Isbeddelka Cimilada. Qorshahan oo…
Akhris 1 daqiiqo ah
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan la Yeeshay Ra’iisul Wasaaraha LiibiyaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dowladda Liibiya, Cabdulxamiid Dabaiba, iyo wafdi uu hoggaaminayay, kaas oo ka dhacay magaalada Antalya ee dalka Turkiga, xilli ay halkaasi ka socoto shirka caalamiga ah ee cimilada ee COP31.
Akhris 2 daqiiqo ah