|
Thursday, 02 July 2009 16:26 |
|
Dagaal xoogan iyo duqeyn ayaa galaba waxa ay ka dhacday magaalada Muqdisho kadib markii kooxaha mucaaradka ay dhanka Boondheere Madaxtooyada kaga soo dhawaadeen. |
|
|
Thursday, 02 July 2009 06:24 |
|
Dagaallo goos goos ah ayaa weli waxa ay kasoconayaan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir oo ay isku horfadhiyaan weli Ciidamada dowladda iyo Kooxaha Mucaaradka. |
|
Thursday, 02 July 2009 06:20 |
|
Kadib markii ay soo baxday warar kala duwan oo lagu hanjabayo in qaraxyo iyo weeraro laga fulin doono Gudaha wadanka Kenya kana soo yeeray Maamulka shabaab ee Kismaayo ayaa dhibaato horseeday. |
|
Thursday, 02 July 2009 06:10 |
|
Waxaa habeenkii xalay weerar lagu qaaday Guddoomiyaha degmada Xamar Jajab Qoorleex oo kaasi oo weerarkiisa ugu horeyn loo adeegsaday bamka gacanta laga tuuro. |
|
Thursday, 02 July 2009 05:46 |
|
Sheekh Ibraahim Yuusuf oo ahaa taliyahii Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ee Baladweyne ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay uu isaga soo baxay magaalada Baladweyne isla markaasina uu aaday dhanka Kooxaha Mucaaradka ay kusugan yihiin. |
|
Wednesday, 01 July 2009 12:36 |
|
Maxamed Cabdi Afeey oo horey u ahaa safiirka Kenya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda wadanka Soomaaliya xilligan ay kujirto. |
|
Wednesday, 01 July 2009 12:16 |
|
Maamulka shabaabka ee gacanta ku haya magaalada xeebta leh ee kismaayo ayaa weli ku cel celinaya in ay Itoobiya weerari doonaan oo ay duullaan ku qaadi doonaan halkaasi. |
|
Wednesday, 01 July 2009 06:35 |
|
Mas’uuliyiin fara badan oo katirsan dowladda ayaa ka qeybgalay habeenkii xalay munaasabadda 1-da Luulyo iyaga oo khudbado kala duwanna halkaasi kasoo jeediyay. |
|
Wednesday, 01 July 2009 06:22 |
|
Xilli Muqdisho uu kajiro cabsi xoogan ayaa Munaasabad ballaaran waxa ay habeekii xalay ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho kadib markii sababo dhinaca ammaanka loogu qaban waayay goobihii loogu talagalay. |
|
Tuesday, 30 June 2009 23:38 |
Jamacadda University Utara Malaysia (UUM) oo kamid jamacaddaha dalkaan Malaysia ugu sumcadda, magaca iyo tayada wacan ayaa semestrekaan aqbashay 84 ardey Somaaliyeed kuwaa oo noqonaya tiradda ugu badan ardeyda ajaanibta ey jamacadda aqbashay semester kaan.
|
|
Tuesday, 30 June 2009 12:37 |
|
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya Prof.Maxamed Cumar Dalxa ayaa gaaray magaalada Khartuum ee caasimadda wadanka sudan. |
|
Tuesday, 30 June 2009 12:35 |
|
Magaalada Muqdisho oo xaaladeeda weli si aad ah u qasan ayaa waxaa weli kasii dhacaya qaraxyada iyo tacshiirada ay dadka rayidka ah inta badan ku waxyeeloobayaan. |
|
Tuesday, 30 June 2009 12:29 |
|
Ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya ayaa saakay waxaa qarax lagula beegsaday wadada loo yaqaano 21-ka October halkaasi oo ay gaari ku marayeen. |
|
Tuesday, 30 June 2009 09:29 |
|
Xilli uu sii kordhay hadal heynta kooxaha burcad badeedka oo ay maaro u waayeen quwadaha kusugan xeebaha wadanka Soomaaliya ayaa markani waxa ay kusoo wareegtay dowladaha carabta. |
|
Tuesday, 30 June 2009 09:27 |
|
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Sh/dhexe ayaa qeybo kamid ah waxa ay sheegayaan in uu kasocdo abaabul dagaal oo ku aadan sidii Gobolkaasi mar kale loola wareegi lahaa. |
|
Tuesday, 30 June 2009 09:22 |
|
Gudoomiyihii maxkamadda racfaanka ee gobolka Hiiraan ayaa saaka ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay maamulka Maxkamadaha Islaamiga ee gobolkaasi. |
|
Saturday, 27 June 2009 11:45 |
|
Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha xisbiga UCID ayaa ugu baaqay sheekh shariif inuu ka faa'idaysto tajribadii Soomali land oo uu la heshiiyo ina adeerkii iyo wadaada waxaase muuqata in tii Somaliland ay ka duwan tahay tan koonfur ka taagani. |
|
Friday, 26 June 2009 19:32 |
|
Ka dib markii ay soo baxday in dawladda ku meel gaar ah ay ku dheceen dhirbaaxooyin is xgsaday oo ak yimid xoogagga kaso horjeeda, uuna billaabay Aadan madoobe qaylo dhaan lagu dalbanayo in ciidamo dalka si deg deg ah ku so galaan ayaa waxaa billawday su'aalo badan ol oa xirira mustaqbala dawladda Sheekh Shariif iyo Waxa ay u taagnayd iyo in la gaaray waqtigii ay xilka isaga tagi lahaayeen. |
|
Thursday, 25 June 2009 05:25 |
|
Waxaa isbadallo weyn uu ku imaanayaa siyaasadaha caalamka kadib markii dhibaatooyinka geeska afrika ka taagan ay noqdeen kuwa sii kordhaya. |
|
Thursday, 25 June 2009 05:24 |
|
Iyadoo dhowaan dowladda Soomaaliya ay baahisay codsi ay u direyso dowladaha deriska la ah Soomaaliya ayaa jawaabaha kasoo baxaya dowladaha deriska sii kordhaya. |
|
Thursday, 25 June 2009 05:20 |
|
Muqdisho ayaa weli waxaa ka taagan xaalad fawdo ah iyadoo xaaladdaasina aanan weli loo helin wax xal ah, waxaana taasi ay sababtay in ay mas’uuliyiin ka barakacaan dalka. |
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
|
Page 1 of 95 |